Tuesday, 15 April 2025

Naqshad Website oo lagu sameeyay Figma

Naqshad Website oo lagu sameeyay Figma.

Waxaan naqshadeeyay website ka kooban shan bog anigoo isticmaalaya Figma, oo ah aalad casri ah oo sahlan oo loogu talagalay naqshadeynta.

Boggan waxaa iska leh anigoo ah Abdulkadir abdullahi Fidshe

Website-ka aan naqshadeeyay wuxuu ka kooban yahay boggagan hoos ku xusan:

  • Home 

  • About me

  • My District

  • My University

  • Contact

Guji linkiga hoose si aad u booqato:

https://www.figma.com/design/sbRLAlyQYMp12rOi0RvvJi/Single-Page-Personal-Web--Community-?node-id=137-5&t=HEptHRqqVkAXKiJY-1




0 Comments:

Post a Comment

Subscribe to Post Comments [Atom]

<< Home